TALLAN #2 | MIIDA-QALINKA 01 | QAAMUUS AL-AWAL

#TALLAN {Tallo Wadaag Togan} waa barnaamuj todobaad le ah oo tooshka ku ifinaaya qadiyado aqooneed, afkaar, haldooro, waxqabad iyo arimo kale oo saamayn ku leh bulshadeena.

Tallan waxa uu bartilmaameedsanayaa wacyi galin aqoon ku salaynsan iyo #Talo_Wadaag_Togan.

Fadhigan waxa aan ku daahfuraynaa taxane aan ku sumadnay MIIDA-QALINKA oo aan ku baadhi doono buugta Soomaliga iyo Soomalida si aan ugu gudubno marxalada Soomaali wax ma qortaa oon uga gudubno Soomaali maxay qortaa.

Fadhigan aan ku falanqaynayno erey koobaha QAAMUUS AL-AWAL oo uu qoray MAXAMUUD MAXAMED CABDI oo ah qoraa iyo suugaanyahan Soomaaliyeed.

Tallooyinkaaga ku aadan horumarinta farta iyo afka soomaaliga naga wadaag.

Like Saar, Subscribe dheh, Share asxaabtada kula wadaag, Comment-na nagula wadaag ra’yigaaga.

Fadhigan waxa maal galiyay ololaha UROONOW (Dalkaaga, dadkaaga iyo Diintaada) oo uu Ustaad Maxamed Daahir hirkacaayo.

TALLAN Kala Soco
WordPress Blog: http://bit.ly/1TP3PVz
FB PAGE: http://bit.ly/25qwgNu

Kala Xidhiidh TALLAN
Email: contact.tallan.gmail.com
Kala Soco Sayyidka
FB PAGE: http://bit.ly/1WT5WK8
TW: http://bit.ly/1qTWyIm
INST: http://bit.ly/1WT6646
YT: http://bit.ly/1sFltAC
WordPress Blog: http://bit.ly/25qvsrO
Blogspot Blog:http://bit.ly/1Z6tcSQ

Kala Xidhiidh Sayyidka
Email: raage456@gmail.com

Advertisements

4 thoughts on “TALLAN #2 | MIIDA-QALINKA 01 | QAAMUUS AL-AWAL

  1. Our friends has become commenting on %BT% because of the fact past Fri.
    And We suspected isn’t this every fascinating thing to generate with?

    But also it is these to start off blogging returning to be….
    I Am Going To acquire personal services?

    Like

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s