TALLAN #4 | MAGUURSATAY?!

#TALLAN {Tallo Wadaag Togan} waa barnaamuj todobaad le ah oo tooshka ku ifinaaya qadiyado aqooneed, afkaar, haldooro, waxqabad iyo arimo kale oo saamayn ku leh bulshadeena.

Tallan waxa uu bartilmaameedsanayaa wacyi galin aqoon ku salaynsan iyo #Talo_Wadaag_Togan.

Fadhigan waxa aan tooshka ku ifinaynaa caqabadaha shaqsiyeed ee horumarka inaga hortaagan oon ugu magac darno KATIINADAHEENA.
Fadhigan waxa aan ku sheegaynaa in marka laga tago heer bulsho iyo dawladeed uu madhanyahay heerka qof ahaaneed ee abuurista mustaqbal wacan iyo hurumar waara.

Like Saar, Subscribe dheh, Share asxaabtada kula wadaag, Comment-na nagula wadaag ra’yigaaga.

Fadhigan ciwankiisu yahay MA GUURSATAY?! waxa aan tooshka ku ifinaynaa kala fogaanta kharashaadka guudka Soomaalida ee magaalda iyo haynta da’yarta, dhanka kalena waxa aan muujinaynaa indho la’aanta iyo is miidaaminta lagu galo guurka.

TALLAN Kala Soco
WordPress Blog: http://bit.ly/1TP3PVz
FB PAGE: http://bit.ly/25qwgNu

Kala Xidhiidh TALLAN
Email: contact.tallan@gmail.com
Kala Soco Sayyidka
FB PAGE: http://bit.ly/1WT5WK8
TW: http://bit.ly/1qTWyIm
INST: http://bit.ly/1WT6646
YT: http://bit.ly/1sFltAC
WordPress Blog: http://bit.ly/25qvsrO
Blogspot Blog:http://bit.ly/1Z6tcSQ

Kala Xidhiidh Sayyidka
Email: raage456@gmail.com

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s