Sayyidka

cropped-12523901_438657666338744_8658629579362150164_n4.jpg

Aabahay iyo hooyaday loolan dheer ka din waxay isku afgarteen in magacaygu noqdo Abdilahi Sh.Abdilqadir Sh.Jamac Raage, naasayso badan oo marxalado kala duwan la i baxshayna waxa i raacay “Sayyidka”.

Dugsi Quraanka waxa aan ka bilaabay magaalda Boorama, Waxbarashada nidaamsana waxa aan ku qaatay dhamaan marxaladaha Hoose, Dhexe Iyo Sare Dugsiga UBAYA IBNU KACAB.

Machadka Saylac ee Darasaadka Islaamka iyo Luuqada Carabiga ayaan ka diyaariaya shahaadad Diploma sanadii 2011.

Machadka SAW ee Bulshadana waxa aan ka diyarshay shahaadada Diploma ee Culuumta Saxafada.

Kuliayada Dhaqaalaha iyo Siyaasada ee Jaamacada CAMUUD ayaan ka diyaariyay shahadaha Bachelor ee Culuumta Dhaqaalaha iyo Siyaasada sanadii 2014.

 

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s